100 kii Askari Ee Ugu Horeeyay Ciidamada Burundi Oo Dalkooda Dib ugu laabtay

Sida laga soo xigtay saraaakiil ka tirsan ciidamada Burundi ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM waxaa bilaawday dib u celinta ilaa 1,000 askari oo...

Dowlada Mareykanka oo shaacisay dhaqaallaha Soomaaliya ay ku maal-galinayo 2019-ka

Dowladda Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday lacag dhan 74 milyan oo dollar oo cusub oo lagu taageerayo kobaca dhaqaalaha Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay howlgalka Mareykanka...

Madaxweyne Waare Oo Sheegay In Sida Dastuurku Qabo Siyaasadda arrimaha dibadda looga Danbeeyo Dowlada...

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ka hadlay muranka Diblomaasi-yadeed ee Soomaaliya iyo Kenya ayaa sheegay in siyaasadda arrimaha dibadda sida uu qabo...

Magaalada Muqdisho Oo Dil Loogu Gaystay Nin Darawal Mooto Bajaajle ah

Darawal Mooto Bajaaj ayaa lagu soo waramayaa in  lagu dilay Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir, sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanku. Dilka ayaa wuxuu ka dhacay...

Madaxtooyada Somaliland Oo Warsaxaafadeed Ka Soo Saarta Kulnkii Madaxwayne Biixi Iyo Abiye Ahmed

Jamhuuriyadda Somaliland waxa ay uga mahadcelinaysaa Dawladda Federaal-ka iyo shacabka Itoobiya sidii milgaha iyo maamuuska lahayd ee ay u soo dhaweeyeen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,...