WARAR Archives | Page 3 of 158 | dayaxnews
Saturday, August 24, 2019

Isbahaysiga uu hogaaminayo Sacuudiga ayaa faragelin ku sameeyay magaalada Cadan

  Isbahaysiga uu hogaaminayo Sacuudiga ayaa faragelin ku sameeyay magaalada Cadan si ay u taageeraan dowladda caalamiga ah ee loo aqoonsan yahay Yemen ka dib...

Kuuriyada Woqooyi oo tijaabisay ‘gantaal nooca riddada dheer leh’

  Kuuriyada Woqooyi ayaa laba gantaal ku tuurtay badda, waana tii shanaad oo nooceeda oo kale ah toddobaadyadii dhawaa. Gantaalada waxaa loo maleynayaa inay yihiin gantaalada...

Pakistan: Hogaamiyaha Mucaaradka ayaa lagu eedeeyay musuqmaasuq

Taageerayaasha xisbiga ugu weyn Pakistan ee mucaaradka ayaa isku dhacay booliska Jimcihi, iyadoo maxkamad amartay in la cusbooneysiyo hogaannimada xisbiga, Maryam Nawaz, iyadoo la...

Nin reer Cambodian ah ayaa la soo badbaadiyey ka dib afar maalmood oo god...

Nin u dhashay dalka Kambodiyaanka ayaa la soo badbaadiyey ka dib markii uu ku dhex dhacay god muddo afar maalmood ah isaga oo soo...

Shiinaha ayaa heegan ku jira xilli Duufaanta loo yaqaan (TYPHOON LEKIMA) uu ku sii...

  Mas'uuliyiinta Shiinaha ayaa ku dhawaaqay heegan gaduudan sidii duufaano xoog leh oo ku wajahan xeebaha bari. Duufaanta loo yaqaan 'Typhoon Lekima' ayaa hada ku dhufaneysa...

Mudaaharaadyo iyo taageero – Dayton ayaa ku kala qaybsantay booqashada Trump

Madaxweynaha Mareykanka, Donad Trump ayaa booqday laba Magaalo oo ku yaalla Mareykanka, kuwaas oo dadka ku nool ay wali la murugoonayaan dadkii lagu laayay...

Ciidamada Kyrgyzstan ayaa duulaan ku qaaday guriga Madaxweynihii hore ee Almazbek Atambayev

    Isku day habeen dhaweyd lagu doonayay in lagu soo xiro Madaxweynihii hore ee Kyrgyzstan ayaa ku dhamaaday fashil iyo qabashada lix xubnood oo ka...

Wasiirka Israa’iil ayaa ku baaqay in la dhaqan-geliyo qodobbada ku xusan sharciga Yuhuudda

  Wasiirka Gaadiidka Israa’iil Bezalel Smotrich ayaa ka cadhooday jawaab celin adag mucaaradka, isagoo sheegay in Israa’iil ay rabto inay ku noolaato dal ay maamulaan...

Trump ayaa booqanaya El Paso iyo Dayton wuxuuna ka fikirayaa sharci lagu xakameynayo qaadista...

    WASHINGTON (Reuters) - Madaxweyne Donald Trump ayaa ka fiirsanaya sharciyo xakameynta hubka xilli uu isku diyaarinayo inuu booqdo magaalooyinka El Paso iyo Dayton ka...

Tartanka Madaxtinimada ayaa ka socda Tunisia

    Murashixiinta madaxtinimada ee Tunisiya ayaa sii wadaya inay faylasha murashaxdooda u gudbiyaan guddiga doorashada iyaga oo u diyaar garoobaya doorashada madaxtinimada labaad ee waddanka...

Recent Posts