CIYAARO | dayaxnews
Monday, July 22, 2019

Tobobaraha Kooxda Xidiga Cirka Ahmed Ali oo loo magacabay tobaraha Xulka Gobolka Maroodijeex.

Axmed Cali Ismaaciil Tobobaraha Kooxda Xidiga Cirka Ama Wasaarada Duulista iyo Hawadda Somaliland, Ayaa Maanta loo Magaacaabay Tobaraha guud ee Xulka Kubada Carka Gobolka...

Real Madrid Oo Dhibcihii Ugu Horeeyay Ee Xili CIyaareedkan Ku Soo Lumisay San Mames,...

Real Madrid Oo Dhibcihii Ugu Horeeyay Ee Xili CIyaareedkan Ku Soo Lumisay San Mames, Athletic Bilbao Oo Taako U Dhigtay Lopetegui Iyo Barcelona Oo...

Maxay Aheyd Fariintii Uu Cristiano Ronaldo U Diray Luka Modric

Luka Modric ayaa shaaca ka qaaday inuu xiriir aad u fiican la leeyahay xiddiga kooxda Juventus Cristiano Ronaldo, iyadoo kabtanka Portugal uu fariin u...

“Eri Mourinho Oo Ku Bedel…..”, – Jamaahiirta Man United Oo Xalay Daawaday Tababarahan Uguna...

Ryaan Giggs waxa uu waayihiisa Wales ku bilaabay qaab wanaagsan xilli ay 4-1 ku garaaceen Jamhuuridda Ireland kulankii furitaanka ee Eufa Nations League ee...

Hordhac: Burnley Vs. Manchester United – Miyuu Isku Xiran Yahay….

Waxaa jira warar sheegaya in haddii laga badiyo kulanka la diyaariyey warqaddii shaqada looga eryi lahaa. Hase ahaatee, waxa ay United la ciyaareysaa Burnley oo...

Daawo Muuqaal: Afar Arimood Oo Uu Jose Mourinho U Baahan Yahay In Uu Sameeyo.

https://www.youtube.com/watch?v=c7lqnmdfIT8

Hordhac: Liverpool v Brighton – Reds Oo Baadigoobeysa Guushii 3aad Ee Isku Xigta

Hordhac: Liverpool v Brighton – Reds Oo Baadigoobeysa Guushii 3aad Ee Isku Xigta BalseTijaabo Adag Kala Kulmeyso Kooxdii Soo Garaacday Man United Isbuucii Hore Dad...

Wolverhampton vs Man City : Hantiilayaasha Oo Bartilmaameysanaya Guushoodii Sedexaad Oo Xariir Ah

Kooxda Man City ayaa hamineysa in ay gaaraan guushoodii sedexaad oo xariir ee horyaalka ee ay ku ilaalsanayaan horyaalnimadooda waxa ayna ka hor tagayaan...

DAAWO | X-X-10aad 10 Kooxood oo Mucjiso dhigi Kara ka dib Heshiiskii Suuqa

( Dayaxnews.net) Kulanti wacan oo wanaagsan daawaydaasheena qiimaha & qadarinta inaga mudan waxaad kusoo dhawaataan xalqadii 10aad ee Xubinta Xaqiiqooyinka xidigaha. Xubintan oo aad si...

ubanee anagaa kuu dhaline Daawo Muuqaal Qosol badan,

Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Man United ee Paul Pogba ayaa dhaliyay goolkii ugu horeeyay ee premier League isaga oo rikoodhe u badalay rikoodhe...

Recent Posts