Xisbiga Waddani Oo Falan Qayn Dheer ka Bixiyay Safarkii Madaxwayne Muuse Bixi Ee Itoobiya

0
16

Hargeysa (Dayaxnews):- Marwo Faadumo Siciid xoghayaha arimaha dibada ee xisbiga Waddani ayaa waxaa ay si adag u dhaliishay safarkii madaxweyne Bixii ku tagay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya oo ay ku sifeysay mid hoos u dhigay meeqaamkeenii Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here