Golaha Guurtida Somaliland Oo Gudi U Saaray Muddo Kordhinta Golaha Wakiilada.

0
86

Fadhi Ay Saaka Iskugu Yimaadeen Xildhibaanada Golaha

Guurtida Somaliland Oo  Uu Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Guurtida

Saleebaan Maxamuud Aadan Ayaa Lagaga Hadlay Waraaq Uu Madaxwaynaha

Somaliland Ugudbiyay Golaha.

Warqadan Saaka Ay Xildhibaanadu Fadhigooda Kaga Hadleen Ayaa Ahayd

Warqad Ku Saabsan Muddo Kordhin Loo Sameeyo Golaha Wakiilada.

Fadhigan Oo Ay Ka Soo Xaadireen Intabadan Xildhibaanada Golaha Guurtidu

Ayaa Uu Goluhu Ku Doortey  Gudi Ka Kooban 21 Xildhibaan Oo Ka Soo Tala

Bixiya Muddo Kordhin Loo Sameeyo Golaha Wakiilada.

Waxaanay Gudidan Saaka Ladoortay Ku Soo Darsaysaa Arinta Muddo Kordhinta

Saddex Cisho. Waxaanu Goluhu Ubalamay Inay Dib Iskugu Soo Noqdaan Saddexdaa Cisho

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here