Gudida Beelaha Garxajis Oo Fariin Kulul U Diray Madaxwayne Muuse Biixi

0
65

Guddida beelaha Garxajis  oo maanta warbaahinta kula hadley magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay eedeymo u soo jeediyeen madaxwaynaha somaliland muuse biixi cabdi oo ay sheegen inuu yidhi garxajis hay yimaado safar kaygii aan bari ku tagay waan kuga mahad calinayaaye waxaanay sheegen in hadalkaasi uu yahay mid wax looga jeedo waxanay yidhaa den sidan” madaxwayne bari garxajis kugu muu soo dhawayne somaliland oo dhan ayaa kugu soo dhaway say laakin hadalkaasi waa timir lafbaa ku jirta waxbaa looga jeedaya” ayay yidhaah deen gudida garxjis

Halka Hoose Ka Daawo Warkan 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here