Muuqaal: Walee Gool Nasiib Ku Dhashay Ma Ahan – Daawo Qaabkii Uu Mohamed Salah Ugu Sii Tababartay Goolkii

0
262

Xiddiga Kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa dhaliyay gool cajiib ah oo Koorne toos ah kulankii uu xulka qarankiisu guusha weyn ka gaadhay xulka Swaziland kulan ka tirsanaa is reeb-reebka koobka Africa.

Waxa la helay muuqaal cajiib ah oo muujinaya qaabkii uu Mohamed Salah ugu sii tababartay sidii uu u dhalin lahaa goolka intii lagu jiray tababarkii ka horeeyay kulankaas.

Salah ayaa intii uu tababarkii ka horeeyay kulanka sidii uu u dhaliyay goolka ugu sii tababartay inkasta oo uu xiddig ka badbaadiyay markii uu tababarka ku

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here