WAR DEG DEG-Xildhibaan Saaka Garoowe Lagu Dooranayo iyo Wasiir Sharaxan.

0
778

WAR DEG DEG-Xildhibaan Saaka Garoowe Lagu Dooranayo iyo Wasiir Sharaxan.

Xarunta golaha shacabka Puntland ee magaalada Garoowe ayaa saaka waxaa ka dhacaysa doorashada kursi katirsan xildhibaanada barlamaanka federalka ah ee Soomaaliya, kaasi oo uu dhowaan iska casiley ex-xildhibaan Dhahar Cali Dhahar.

Kursigaan oo ay leedahay beesha Warsangeli Dubays ayaa waxaa ku loolami doona dhowr musharax oo uu kamid yahay wasiirka wasaaradda qorshaynta iyo iskaashiga caalamiga ah ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Jamaal.

Beesha Warsangeli ayaa magaalada Garoowe ku diyaarisay ergooyinkii dooran lahaa xildhibaanka cusub walow ay jireen cabasho laga mujiyey ka qaybgalka wasiirka ee doorashadaani maadaama ay sheegtay beeshu in jifidiisu aysan xaq u lahayn.

Dayaxnews.net

kala soco wararka Caalamka Guddo iyo Dibadba

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here