Tobobaraha Kooxda Xidiga Cirka Ahmed Ali oo loo magacabay tobaraha Xulka Gobolka Maroodijeex.

0
627

Axmed Cali Ismaaciil Tobobaraha Kooxda Xidiga Cirka Ama Wasaarada Duulista iyo Hawadda Somaliland, Ayaa Maanta loo Magaacaabay Tobaraha guud ee Xulka Kubada Carka Gobolka Maroodi-jeex.

Tobobare Axmed Cali ayaa waxa uu mudo badan ahaa Tobobare Khibrad iyo Aqoon u leh dhanka Toborada Kubada Cagta, waxa uu Muddo badan la soo shaqeeyey Kooxo kala duwan oo ka dhisan Caasimada Somaliland ee Hargeisa

Maanta oo Taariikhdu tahay 20/09/2018 kuna beegan Maalin Khamiista, waxa Isuduwa Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaruhu Somaliland Ahmed Cali Ismaaciil Inuu noqdo Tobaraha Xulka Kubada Cagta ee Gobolka Maroodi Jeex

Magacaabisata isuduhuna waxay u dhignayd sidan

Hargayasa Office

Asad Mohamed Sheikh Carab

Dayaxnews.net

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here