Hordhac: Burnley Vs. Manchester United – Miyuu Isku Xiran Yahay….

0
557

Waxaa jira warar sheegaya in haddii laga badiyo kulanka la diyaariyey warqaddii shaqada looga eryi lahaa.

Hase ahaatee, waxa ay United la ciyaareysaa Burnley oo ay iyadu aad uga jajaban tahay.

Manchester United wey ka soo kabatay dhaawacyadii badnaa ee hareeyey ciyaaryahanadeeda laakiin wali garoonka wey ku fashilan tahay

-Jose Mourino wali ma yaqaan daaficiisa saxda ah iyo shaxda ugu macquulsan ee United kahor kulanka Burnley

– Alexis Sánchez waxa uu ku so bilowday kaydka kulankii Tottenham balse waa diyaar ciyaarta Burnley

-Saddex daafac ayuu dheelay Mourinho kulankii Spurs laakiin afar ayuu u bedeli doonaa ciyaartan

-Luke Shaw waa ciyaaryahanka ugu wanaagsan Man United xilli ciyaareedkan,booskiisa wuu adkeysan doonaa sidoo kale Eric Bailly ayaa soo laaban kara

-Marcos Rojo, Sergio Romero iyo Diogo Dalot wey soo keceen laakiin wali taam ma aha

Raadraac

-Man United guuldarro kalama kulmin Burnley 7dii kulan ee ugu dambeeyey dhammaan tartamada

-Burnley ma badin Premier League 8dii kulan ee ugu dambeeyey

Safafka la fili karo

Burnley: Hart; Lowton, Tarkowski, Mee, Ward; Lennon, Westwood, Cork, Hendrick; Barnes; Wood

Manchester United: De Gea; Lindelof, Herrera, Smalling; Valencia, Matic, Fellaini, Pogba, Shaw; Sanchez, Lukaku

Dayaxnews.net

kala soco Wararka calama iyo kuwa Somalida

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here