WAR DEG DEG AH 6 QOF OO ITOOBIYAAN AH OO LAGU DILAY MAGALADA JABUUTI EE DALKA JABUTI WAANU AAR GOOSANAYNAA HADAANU NAHAY OROMIYA HADALKII (YAA DILAY)

0
1486

JABUTI(DAYAX_NEWS)  6 QOF OO ITOOBIYAAN AH OO LAGU DILAY MAGALADA JABUUTI EE DALKA JABUTI (YAA DILAY)

maydka dad etoobiyaan ah oo lagu dhex arakay magalda jabuuti yadoo cabsi badan na ku abuurtay dadka dagan jabuuti ee etoobiyanka ah

Yadoo ay tira dadka itoobiyaanka ah ee ladilayna ay gaadhayaan ku dhwaad ilaa 6 qof Dadka Ethiopian-ka ah ee ku nool Jabuuti oo uu soo xiganaayay Wargeyska ayaa sheegay in Lixda xubnood oo iyaga ka mid ahaa la dilay, halka kuwo kalena la dhaawacay.

Waxa ay sheegen in ay ku suganyihiin nolol cabsi leh isla markaana dowladda Jabuuti ay kaliya cambaareysay waxa dhacay, iyadoo aan qaadin waxtalaabo ah.

Qoraalka Wargeyska waxaa lagu muujiyay in dilalka dadka Ethiopian-ka ah ee ku nool Jabuuti ay inta badan dhacaan xiliyada Habeenkii isla markaana aysan Booliska qaadin waxtalaabo ah.

wargayska kasoo baxa dalka etoobiya Observer ayaa qoray in lagu dilay 6 qof dalka jabuuti waxa aanu sheegay in ay ahayd aano somaali

waxa uu intaa ku daray in dadkaa loo dilay qaab silac ah kadibna magalda wadooyinka lasoo dhigay

waxa uu sheegay in dadka ku nool jabuti eeitoobiyaanka ahina ay ku nool yihiin cabsi saa id ah balse madaxwaynha jabuuti arinkan waxba kamuu qaban

WARARKA KALE EE NAGOO SOO GAADHA LASOCO

by CABDISHAKUUR ADAN HAYAAN

HARGAYSA OFFICE

DAYAXNEWS.NET

INFODAYAXNEWS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here