Daawo: Kooxda Arsenal Maxay u bahan tahay Xili Yaareedkan Xalqadii 6aad!

0
430

Kulanti wacan oo wanaagsan dhageystayaal kusoo dhawaada Xubintan kamid ah Xubnaha falanqeynta maalin laha ee aad Boggeena uga barateen.

Xubintan waxaan kusoo qaadan doona Kooxaha kubadda cagta ah ee Kooxda Arsenal & Xidigaha ay ubaahantahay.

Arsenal ayaa suuqa ka kaluumeysaneysa iyadoo xidigo dhowr ah keeni doonta Emarates balse waxaan ku eegi doonaa xidigaha ku haboon & Meelaha ayka liidato

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here