Muuqaal: Daawo Naag Mexco ah oo Bahdishay Xidiga Brazilian ka ahe ee Neymer iyo Qaabka Sheekadu u dhacday.

0
1135

Xiddiga kooxda PSG iyo xulka qaranka Brazil ee Neymar ayaa ku raaxaysanaya fasaxiisa xagaaga ka hor inta uuna ku laaban tababarka kooxdiisa PSG ee isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub.

Xiddiga ayaa ka qayb qaatay kulan sama-fal ah oo ay isaga hor yimaadeen min lix xiddig oo ay waliba gabdho ku jiraan kooxda ka soo hor jeeday Neymar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here