Odayaasha iyo Waxgaradka Banaadir Oo Ka Hadlay Dagaalka Tukaraq.

0
199

Degaanka tukaraq ee ka tirsan gobolka sool ayaa waxa dagaalo ku dhexmaray dawlada somaliland iyo maamulka putland halkaas oo ay weli ciidamadu isku hor fadhiyaan, labada dhinac ayaa isku haysta xuduud degaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here