Daawo: Maamulka Putland Oo Sheegay Inay Doonayeen Inay ka Qaybqaatan Nabadaynta Beelaha Ceel-afweyn.(Sababta Kabaajisay)

0
482

Maamulka Puntland ayaa markii u horaysay sheegay inay qorsheeyeen inay nabad ka dhex dhaliyaan Beelaha Walaalaha ee Ku dagaalamaya Deegaanka Ceel Afweyn ee Gobolka Sanaag ee Somaliland,waxaanay sheegeen inay qorshahaasi ay ka diiday beel ka mid ah Beelahaasi oo ay sheegeen inay ugu hal celisay inay arintooda ay galayso Dawlada Somaliland islamarkaana aanay jeclayn inay cid kale gasho arintooda,waxaana sidaasi Warbaahinta ka sheegay Xildhibaan ka tirsan golaha barlamaanka putland.

Halkan Hoose Kadaawo Muuqalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here