Mudaharaad Selmi ah Oo Maanta Ka dhacay Magalada Hargeysa.

0
408

Waxa Maanta Magaladda hargeysa ee caasimadda somaliland ka dhacay mudahaarad selmi ah loogaga soo horjeedo xadhiga hal sheekh iyo 15 dhalinyaro ah oo ku xidhan xabsiyada magalada hargeysa.

Dadkan mudaradayaasha ah oo u badan haween ayaa waxay Boodhadh iyo waraqo ay codsigoo gudbisanayan la hortegay Aqalka madaxtooyada Somaliland.

Dadkan mudaharaada ayaa waxa ay ka cabanayaan xadhiga Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Sunne iyo 15 dhalinyaro kale oo in muddo ah ku xidhnaa xabsiyada magaladda Hargeysa.

Waxa ay Garsoorka iyo Maamulka wasaaradda cadaaladda ugu baaqeen in dadkaa xidhan Caddaalada la horkeeno oo la xukumo ama la siidaayo.

Hal ku dhigga dadka mudahaaradayaa boodhadhka iyo waraaqaha ugu qornaa ayaa waxa uu aha  ” Shabeel nin Rabaystay Riyuhuu ka cunaa”Image may contain: 1 person

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here