Dagaal Saaka Ka Dhacay Degaanka Ceel-Afweyn.

0
562

Maanta aroortii hore ayaa waxa deegaanka Darar-weyn ee degmada Ceel-afweyn markale dagaal ka dhex bilaabmay Beelaha walaala ah ee Colaadu ka dhaxayso ee Deegaanka Ceel-afwayn.

Dagaalkan ayaa waxaa ku dhintay hal qof waxaanu ku dhaawacmay ee hal qof oo kale sida ay xaqiiq jiyeen goob joogayaal uu la xidhiidhay warbaahinta Daxaynews..

Ciidammada qaranka ee ku sugan deegaankaasi ayaa la sheegay inay kala dhex-galeen, iminkana dagaalkii joogsadey.

Xukuumadihii kala dambeeyay ee KULMIYE ayaa ku guul-darraysatay inay nabad waarta ka dhex dhaliyaan labadan beelood ee wada dega deegaankaasi oo ay colaadoodu daba dheeratay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here