Sababta Baajisay Safarkii Madaxweyne Muuse Biixi Ee Ku Tegaayey Degaanka Ceelafweyn?

0
485

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa xafaladii 26 June ee ka dhacday madaxtooyada somaliland ka sheegay in isaga iyo wefti balaadhan Ceelafweyn u tagi doonan soo afjarida khilaafka colaadeed ee dhexeeya beelaha walaalaha ah ee halkaasi wada degan hase ahaatee Ergadii iyo madaxweynaha socdaalkooda ayaa dib ugu dhacay sababo aan la sheegin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here