Ra’iisal Wasaaraha Somaliya Oo Kulan la Yeeshay Wefti Kasocota Wadanka Qadar.

0
135

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socda dowladda Qadar, kuwaasoo soo gaaray Magaalada Muqdisho.

Wafdiggaan ayaa sababta ay u yimaadeen Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay tahay sidii ay Maalgashi ugu sameysan lahaayeen Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa soo dhaweeyay Wafdiga, waxaana uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka go’an tahay in ay la shaqeyso cid walba oo dooneyso in ay caawiso Soomaaliya.

Dowladda Qadar ayaa dooneyso in ay maalgashi ku sameysato Dekeddaha Soomaaliya.

Dowladda Qadar ayaa hadda kusoo biirtay Loolanka loogu jiro Dekeddaha Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here