Robotka Safiya oo la kulantay Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed

0
262

Safiya oo ah robot sidii qof banii’aadan ah loo qaabeeyay ayaa ugu dambayntii kulan la qaadatay Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed kaddib markii dhawaan qaybo kamid ah robotka oo lumay dib loo helay.

Safiya waxay kala hadashay Abiy Axmed arrimaha teknooloojiyadda iyo sidii loo ballaarin lahaa curinta fikaradaha casriga ah ee waxtarka u leh dunida halka Ra’iisul wasaaraha Itoobiya uu dhankiisa sheegay in uu taageerayo sare u qaadidda barnaamijyada teknooloojiyadda ee qaaradda.

Fitsum Arega@fitsumaregaa

Sophia -the first humanoid robot-today visited HE PM Abiy. He was pleased to hear the brilliant Ethiopia AI developers at @iCog_Labs were part of her dev’t. will increase support to nurture an innovation eco-system and create opportunities for our best and brightest.

Warbixin

Mashruuca loogu magac daray ICog-Labs ayaa ka qayb ah dadaalladii lagu sameeyay robotka Safiya.

Safiya waxay noqotay Roboktii ugu horreeyay ee la siiyo dhalashada dal kaddib markii Sucuudiga uu dhalasho siiyay sannadkii lasoo dhaafay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here