XOG: Farmaaj Oo Wejigiisii Dhabta Ahaa Lasoo Baxaya (Waa Maxay?)

0
182

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa lasoo baxaya wejigiisa dhabta ahaa, islamarkaana la imaanaya qorshooyinka saxda ah ee dalka uu ugu talogalay.

Farmaajo ayaa tan iyo markii la doortay si xeeladeysan shaqada ku waday, isaga oo diidanaa in islamarkiiba lasoo baxo dardartiisa si uu u barto siyaasadda dadka uu la shaqeynayo.

Hadda waxa uu sameyn doonaa isbedallo badan, gaar ahaan hay’adaha uu arko ineysan shaqeysaneyn oo doorkooda meesha uu ka maqan yahay.

Farmaajo ayaa sidoo kale doonaya inuu dalka geliyo Lix bil oo xaalad degdeg ah, taasi oo dalka oo dhan looga saari doono Al-shabaab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here