DAAWO: Nuxurka Khudbad Abiib Timacad Ka Jeediyey Munaasibad Xisbiga WADDANI Kusoo Dhawaynayey

0
146

(DYX-Hargeysa)-Siyaasiga Abiib Diiriye Nuur Timacade oo hore xil wasiirnimo uga soo qabtay xukuumadda Siilaanyo ayaa maanta ku biiray xisbiga WADDANI, waxaana uu halkaas ka jeediyey khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysay

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here