Daawo Muuqaal:-Murrashax Muuse Biixi Oo Qaatay Kaadhkiisa Codaynta Doorashadda Somaliland

0
144

Hargaysa(DYX)Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweyne ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah xarunta haay’adda shaqaalaha dawladda maanta uga qaatay kaadhka cod-bixinta.

Guddoomiye Muuse Biixi oo ay weheliyaan xildhibaanno, saraakiil xisbiga ka tirsan iyo siyaasiyiin kale, ayaa sidoo kale baaq u diray dhammaanba bulshoweynta reer Somaliland, isaga oo ku adkeeyey inay qaataan kaadhadhka codbixinta,

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here