Xeer ilaaliyaha Guud Ee Somaliya Oo Fariin U Diray Xildhibaanada Somaliya.

0
173

Hargaysa(DYX)Xeer Ilaaliyaha Guud ee Somaliya Axmed Cali Daahir oo markii ugu horeysay ka hadlay kuraasta baarlamaank ee wali leysku hayo ayaa sheegay in dib loogu laabto doorashada 8 da Kursi ee maxkamada sare go’aanka ka soo saartay.

Xeer ilaaliyaha ayaa tilmaamay in aysan macquul aheyn in aan la dhaqan gelin oo aan la dhageysan go’aanada muhiimka ah ee ka soo baxa maxkamada sare ee dalka.

Waxa uu sidoo kale sheegay in Baarlamaanka laga doonayo in ay tixgeliyaan oo ay maqlaan go’aanka Maxkamada ay gaartay dibna doorasho loogu celiyo Kuraansta ay tilmaantay maxkamada ee cadaalad darrada iyo Musuqa ku soo baxay.

“Waxaan taageerayaa go’aanka maxkamada sare ka soo baxay anaga ma dooneyno

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here