Daawo: Madaarka Ugu Wayn Libya Oo 3-Sano Colaadaha Dalkaas U Xidhnaa Oo Dib Loogu Furay Duulimaadyadii Gudaha Iyo Dibada

0
157
Passengers board a flight at Benina airport east of Benghazi, Libya, July 15, 2017. REUTERS/Esam Omran Al-Fetori

Benghazi, (DYXN):- Madaarka caalamiga ah ee magaalada labaad ee ugu wayn dalka Libya ee Benghazi oo muddo sadex sanadood ah

colaadaha dalkaas ka jira u xidhnaa ayaa dib u bilaabay hawlihii duulimaadyada diyaaradaha, oo dib loogu furay dadkii ka dhoofi jiray.

Madaarka Benghazi oo duulimaadyo badan maalin walba qaabili jiray ayaa dagaalada u xidhmay, waxaana markii ugu horaysay sadex sano ka dib ka bilaabmay duulimaadyo caalami ah iyo kuwo gudaha dalka Libya ah, sida caasimadda Tripoli, Amman, Jordan, iyo koonfur bari Libya gaar ahaan magaalada Kufra, waxa kale oo duulimaadyo ka bilaabi doona, diyaaradaha shirkadaha waaweyn ee dunida.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here