Daawo Sawrida, Xaflad Sagootin ah oo Gudoomiye K/Xigeenka 1aad ee Xisbiga Waddani Qaaradda Yurub loogu qabtay Magaalada London

0
305
Gudoomiye K/Xigeenka Qaaradda Yurub ee Xisbiga Waddani Mudane Khaalid Xasan X.Diiriye oo kusii jeeda Somaliland ayaa

Daawo Sawrida, Xaflad Sagootin ah oo Gudoomiye K/Xigeenka 1aad ee Xisbiga Waddani Qaaradda Yurub loogu qabtay Magaalada London.

Gudoomiye K/Xigeenka Qaaradda Yurub ee Xisbiga Waddani Mudane Khaalid Xasan X.Diiriye oo kusii jeeda Somaliland ayaa Laanta Bariga london ee Xisbiga Waddani waxa ay u qabatay Xaflad Sagootin  ah taas oo ka dhacdya Bariga London.

Xafladda ayaa waxa kasoo qayb galay Xubno miisaan leh,sida Xoghayaha Macdanta iyo Tamarta,Xoghayaha Xidhiidhka laamaha Dibadda,Xoghaye K/Xigeenka Xidhiidhka Laamaha Dibadda  ,Gudoomiyaha UK,Gudoomiyaha Qaraadda Yurub,Xoghayaha Q/Yurub,Af-hayeenka Qaraada Yurub,Xoghayaha Saxaafadda Qaraadda Yurub,Xoghayaha Garabka Haweenka,xoghaye K/xigeenka Garabka Haweenka,Abaabulka iyo Wacyi Galinta Garabka Haweenka,Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada iyo Waliba Xubno ka mid ah Gudoomiyeyaasha Laamaha UK.

 

Munaasibaddaa lagu anba bixinayay G/Xigeenka 1aad ee Qaaradda Yurub Xisbiga Waddani oo ahayd mid ay si habsami ah uga

soo shaqeeyeen Masuuliyiinta Laanta East London ayaa kusoo gabo gabowday Jawi aad u fiican.Hadhwanaagnews London

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here