Daawo: Raysal Wasaaraha Ciraaq Oo Ku Dhawaaqay In Magaalada Mosul Laga Xoreeyay Argagixisadii Haysatay

0
197

dagaalkii qadhaadhaa ee muddada sanadka ka badan ka socday magaaladaas.

Mosul, (HWN/Agencies):- Raysal Wasaaraha dalka Ciraaq Haider Al-Abadi ayaa magaalada labaad ee ugu wayn dalka Ciraaq kaga dhawaaqay, guusha ciidamada dalkiisu ka gaadheen dagaalkii qadhaadhaa ee muddada sanadka ka badan ka socday magaaladaas.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here