DAAWO: Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Oo Ka Hadley Xadhiga Wariye Cumar Seerbiya.

0
141

(DYX-Hargeysa)-Guddoomiyaha ururka Saxafiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaaamac Xuuto ayaa waxaa uu markii ugu horreysay uu ka hadley Xadhiga Wariye Cumar Seerbiya oo shalay madaarka Hargeysa ciidamada Amaanku ka qabteen oo ay xabsiga dhigeen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here