war dag dag ah wariye cumar seerbiya aya xukuumad somaliland utaxaabteya xabsiga ka diba marki uu kasoo dagaye madaarka hargeisa ee cigaal

0
185

wariye cumar seerbiya aya mudoyinki uga danbeya ku sugan magalaad muqdisho isago ujoogaye hawola shaqo laman garnayo sababta ka danbeysa xadhigiisa maanta sabtiya ayu soo gaadhaay  magalaad hargeisa marki uu kasoo dagaye madaarka  caasimad somaliland ee hargeisa aya xukuumada utaxaabteya xabsiga madaarka kuyala hargeisa ee cigaal Image may contain: one or more people, people standing and outdoor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here