Gudoomiyaha Guddida Doorashada Oo Fariin Adag U Diray Hogaamiyayaasha Sadexda Xisbi Qaran

0
183

Hargeysa(DYX):-Gudoomiyaha guddida doorashooyinka somaliland Cabdiqaadir Iimaan Warsame ayaa fariin adag u diray hogaamiyayaasha xisbiyada somaliland.

Gudoomiye Cabdiqaadir Iimaan ayaa murashaxiinta sadexda xisbi ugu baaqay inay ilaaliyaan xeerarkii anshaxa ee ay kala saxeexdeen, waxaanu u soo jeediyey inay dhawraan sharciyada dalka u yaala.

Ugu horayngudoomiye Cabdiqaadir Iiman oo la hadlaya murashaxiinta sadexd xisbiga ayaa waxa uu yidhi “Sadexd gudoomiye ee xisbiyada qaranka waxaan leeyahay waxaad doonaysaan inaad wadankan ka noqotaan kii ilaahay u qoraa madaxweyne, haddii aanu nahay guddida doorashadana waxaanu idin faraynaa in qofka doonaya inuu dalka madaxweyne ka noqdaana waa inuu sharciga,dastuurka, xeerka iyo anshaxaba ilaaliyaa, waxaynu kala saxeexanay anshax waana in

Hargeysa(HWN):-Gudoomiyaha guddida doorashooyinka somaliland Cabdiqaadir Iimaan Warsame ayaa fariin adag u diray hogaamiyayaasha xisbiyada somaliland. Gudoomiye Cabdiqaadir Iimaan ayaa murashaxiinta sadexda xisbi ugu baaqay inay ilaaliyaan xeerarkii anshaxa ee ay kala saxeexdeen, waxaanu u soo jeediyey inay dhawraan sharciyada dalka u yaala. Ugu horayngudoomiye Cabdiqaadir Iiman oo la hadlaya murashaxiinta sadexd xisbiga ayaa waxa uu yidhi “Sadexd gudoomiye ee xisbiyada qaranka waxaan leeyahay waxaad doonaysaan inaad wadankan ka noqotaan kii ilaahay u qoraa madaxweyne, haddii aanu nahay guddida doorashadana waxaanu idin faraynaa in qofka doonaya inuu dalka madaxweyne ka noqdaana waa inuu sharciga,dastuurka, xeerka iyo anshaxaba ilaaliyaa, waxaynu kala saxeexanay anshax waana in Dayaxnews.net Hargeisa Office  By abdirahman jumbo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here