Daawo:-Xisbiga Wadani Oo Koobab Guddoonsiiyey Laba Kooxood Oo Ka Qayb-galay Tartankii Bisha Ramadaan.

0
137

Hargaysa(HWN):-Xisbiga mucaaradka ah ee Wadani ayaa soo gabagabeeyey laba tartan oo dhinaca kubbada cagta ah oo muddadii lagu jiray bishii barakaynayd ee Ramadaan ka socday Garoonka Friend Ship ee xaafada Masalaha ee Magaalada Hargaysa.

Tartanada oo ay ka qayb-qaateen 28- kooxood oo isugu jira heerarka labaad iyo saddexaad waxa ku guulaystay laba kooxood ee Horseed iyo Barwaaqo waxaana xidhitaankiisii ka qayb-galay Guddoomiyaha Garabka Dhalinyarada ee Xisbiga Wadani, Xoghayaha dib u dajinta, Xoghayaha Arimaha Guddaha iyo Cabdishukuur Daa’uud Maaweel oo ka tirsan masuuliyiinta xisbiga Wadani.

Hargaysa(HWN):-Xisbiga mucaaradka ah ee Wadani ayaa soo gabagabeeyey laba tartan oo dhinaca kubbada cagta ah oo muddadii lagu jiray bishii barakaynayd ee Ramadaan ka socday Garoonka Friend Ship ee xaafada Masalaha ee Magaalada Hargaysa. Tartanada oo ay ka qayb-qaateen 28- kooxood oo isugu jira heerarka labaad iyo saddexaad waxa ku guulaystay laba kooxood ee Horseed iyo Barwaaqo waxaana xidhitaankiisii ka qayb-galay Guddoomiyaha Garabka Dhalinyarada ee Xisbiga Wadani, Xoghayaha dib u dajinta, Xoghayaha Arimaha Guddaha iyo Cabdishukuur Daa’uud Maaweel oo ka tirsan masuuliyiinta xisbiga Wadani.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here