0-kii Gool Ee Ugu Quruxda Badnaa Ee Uu Lionel Messi Dhaliyay 2016/17 Uguna Guulaystay Abaalmarinta Pichichi Trophy | dayaxnews
Monday, September 16, 2019
Home WARAR SPORTS 0-kii Gool Ee Ugu Quruxda Badnaa Ee Uu Lionel Messi Dhaliyay 2016/17...

0-kii Gool Ee Ugu Quruxda Badnaa Ee Uu Lionel Messi Dhaliyay 2016/17 Uguna Guulaystay Abaalmarinta Pichichi Trophy

0
182

Daawo: 10-kii Gool Ee Ugu Quruxda Badnaa Ee Uu Lionel Messi Dhaliyay 2016/17 Uguna Guulaystay Abaalmarinta Pichichi Trophy

Lionel messi ayaa ku guulaystay abaalmarinta Pichichi Trophy oo ay bixiso wargayska Marca kuna abaalmariso xiddiga ugu goolasha badan horyaalka xilli ciyaareedkasta.

Xiddiga Messi ayaa xilli ciyaareedkii hore ku guulaystay gool dhalinta isaga oo dhaliyay 33 gool oo horyaalka La Liga Ah isaga oo ku garaacay Luiz Suarez iyo Ronaldo oo ugu soo dhowaa.

Waxa la soo bandhigay 10-kii gool ee uu Messi dhaliyay uguna quruxda badnaa xilli ciyaareedkii dhamaaday dyx

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here