LATEST ARTICLES

Madaxweyne Ku-Xigeenka Galmudug Oo Xilkii Laga Qaaday.[Akhri]

Xildhibaanno maanta ku shiray magaalada Dhuusa-Mareeb ayaa sheegay in ay kalsoonidii kala noqdeen madaxweyne ku-xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Cabdi Xaanshi Carabey oo ku...

Madaxweyne Muuse Biixi iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Boorama

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa maanta si ballaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada Boorama ee xarunta...

Al-shabaab oo soo bandhigay khasaare ka dhashay duqeyn xalay ka dhacday gobolka Shabeellaha Hoose

Xarrakada Al-shabaab ayaa soo bandhigtay muuqaallada khasaare ka dhashay duqeyn xalay ka dhacday gobolka Shabeellaha Hoose. Duqeyntaas ayaa waxaa ay geysatay khasaaro isugu jira dhimasho...

Saacadihii ugu danbeeyay dilal siyaabo kala duwan uga dhacay magaalada Muqdisho ee xaruunt dowlada...

Kooxo hubeysan ayaa xalay ilaa saakay siyaabo kala duwan dilal uga geystay magaalada Muqdisho, waxaana dilkii ugu danbeeyay lagu toogtay askari ka tirsanaa ciidamada...